Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn culus oo ay la beegsadeen kooxda Al Shabaab

Mareykanka ayaa markii ugu horreysay muddo lix bilood ah weerar duqeyn ah ka geystay Soomaaliya, taas oo uu ku bartilmaameedsaday kooxda Al-shabaab, waxaana duqeyntay ay aheyd mid uu ku caawiyay ciidamada kumaandoosta Soomaaliya oo weerarro kala kulmayay argagixisada Al-shabaab. Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa galinkii dambe ee Talaadadii xaqiijisay inay ka dambeeyeen hal weerar … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn culus oo ay la beegsadeen kooxda Al Shabaab